Xassan Shiikh: “Marxuum Nabaddoon Cilmi Hagar waxa uu lahaa labo himilo oo waaweyn”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabeelle, geerida ku timid Nabaddoon Cilmi Hagar Guure oo ka mid ah halgameyaasha Soomaaliyeed ee u shahiiday dalkooda iyo dadkooda. Madaxweynaha ayaa xusay in sida uu uga dhabeeyey Nabaddoon Cilmi halgankiisa iyo … Continue reading Xassan Shiikh: “Marxuum Nabaddoon Cilmi Hagar waxa uu lahaa labo himilo oo waaweyn”